Saciid Deni oo qaadacay shirkii uu dhowaan ku baaqay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo ka hadlayey xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa sheegey inuu ku shaqeynayo talooyinkii ay  dhawaan Baarlamanka Puntland soo jeediyeen oo ay ka mid ahayd in aanu ka qeyb-gelin shirka Amniga Qaranka ee madaxweyne Farmaajo iskugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada. Deni ayaa hadalkan ka jeediyey xaflad lagu xusayey Munaasabada 1-da Luulyo … Continue reading Saciid Deni oo qaadacay shirkii uu dhowaan ku baaqay Madaxweyne Farmaajo